(Akhriso) Puntland oo War kulul ka soo saartay xaalada dalka, 12 qodobna ku eedeysay DF

Maamulka Puntland ayaa War-saxaafadeed kulul ka soo saaray xaalada dalku ku sugan yahay iyo sida DF uga cagajiideyso iney qabato doorashooyinka xiliga kala guurka. Puntland ayaa soo dhowesyay baaqii Aqalka Sare ee ahaa in la qabto shir wada tashiga oo looga hadlayo hannaanka doorashada iyo Guddiga Aqalka Sare u saaray qabashada shirkaas. Waxay ku baaqday … Continue reading (Akhriso) Puntland oo War kulul ka soo saartay xaalada dalka, 12 qodobna ku eedeysay DF